WorkCover > Community languages > Information in Somali

Information in Somali

Foomka Dalabka

Haddii aad u baahan tahay caawimaad si aad u dhammeyso foomkan sababtoo ah Ingiriisku ma aha luuqadaadii koowaad, fadlan kala xiriir WorkCoverSA 13 18 55 ama Employers Mutual 8127 1100 oo kuu sameyn doona ballan iyo turjumaan aan wax kharash ah kugu kaceynin. Bedel ahaan, waxaad si toos ah uga wici kartaa Xarunta Turjumaada qoraalka iyo Afka 8226 1990 oo kuu wici karta WorkCover ama Emplyers Mutual.

Boggani wuxuu ka kooban yahay maclumaad ku saabsan WorkCoverSA iyo Nidaamka Maqdhowga iyo Dhaqancelinta Shaqaalaha South Australia.
 

Sidey WorkCover u xaliso cabashooyinka [112 KB -] How WorkCover resolves complaints
Isbedelada Qorshaha WorkCover – oo la jaleecayo [110 KB] - Changes to the WorkCover Scheme – At a glance

 
Haddii aad u baahan tahay inaad qof kala hadasho arrimaha ku saabsan caafimaadka, ammaanka, magdhawga shaqaalaha iyo baxnaaninta ee luqada Soomaaliga waxaad wacdaa Xarunta Turjumaadda ee teleefoonkeedu yahay 8226 1990 waxaadna weydisataa in laguu waco Shirkadda Caymiska Shaqaalaha (Workcover) oo lamberkeedu yahay 13 18 55. Adeegaan turjumaadu waa kuu lacag la’aan.